Somaliland oo ka hor timid heshiis ay kala saxiixdeen dowlada Somalia & Midowga Yurub

Maamulka Somaliland ayaa ka hor yimid heshiis looga magac daray Eng. Yariisow oo lagu dhisayo Waddooyinka Muqdisho iyo Bebera kaasoo ay kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta Somaliland ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan awood u lahayn inay mashaariic ka fuliso degaanada Somaliland. Sidoo kale … Continue reading Somaliland oo ka hor timid heshiis ay kala saxiixdeen dowlada Somalia & Midowga Yurub